Ciidamada Ruushka oo si xooggan loogu jabiyay dagaalka ka socda qeybo ka mid ah Ukraine

Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii, in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna u sii gudbeen koonfurta iyo bariga dalka, kadib markii ay si degdeg ah gacantooda ugu soo dhacay xaruntii ugu weyneyd ee Ruushka ee waqooyi bari Ukraine. Taliyaha ciidamada Ukraine General Valery Zaluzhny ayaa sheegay in … Continue reading Ciidamada Ruushka oo si xooggan loogu jabiyay dagaalka ka socda qeybo ka mid ah Ukraine